Beesha caalamka: “Waa in la tixgeliyaa xaqa musharixiinta ee tartanka doorashada”

WAR-SAXAAFADEED Saaxiibada caalamku waxay boorrinayaan in la dhammaystiro doorashada golaha shacabka oo loo dhan yahay, laguna kalsoonaan karo oo ay aqbali karaan dhammaan daneeyayaasha doorashada iyo shacabka Soomaaliyeed sida ku cad jadwal la shaaciyey, 24 ka Diseembar 2021 iyo in kadib doorashada madaxweynaha lagu soo gabagabeeyo si degdeg ah. Waxaan ku baaqaynaa in daah-furnaan buuxda … Continue reading Beesha caalamka: “Waa in la tixgeliyaa xaqa musharixiinta ee tartanka doorashada”